allhawd.com

Peace and Unity

 
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
allhawd.com

Waftigii qurbo joogta Reer Ceegaag oo Hargaysa Ka Dhoofay

E-mail Print PDF
Magaalada Hargaysa waxaa galabta ka dhoofay wafti balaadhan oo ka socday Qurba joogta reer Ceegaag, waftigaasi oo mudooyinkii ugu danbeeyey kusugnaa Degmada Ceegaag iyo nawaaxigeeda kulamo kala duwana la yeeshay Dhamaan laamaha bulshada reer Ceegaag. Waftigani ayaa waxaan hogaaminayay Eng. Axmed Hassan Cumar (Axmed Jeesaani) waxaana uu markii garoonka diyaaraha galabta ka dhoofayay u sheegay Shabakada wararka ee Ceegaag online inay magaalada Ceegaag bishan gudaheeda laga bilaabayo barmaamij ku saabsan qurxinta bilicda magaalada Ceegaag isagoo intaa ku daray in laga dhisayo taalooyin Qurux badan oo kuyaala bartamaha Degmada Ceegaag iyo wadooyinka kala soo galo si bilicda degmada ceegaag oo ka kooban labo xaafadood oo Waa wayn kor loogu qaado.
Last Updated ( Tuesday, 02 February 2010 10:55 ) Read more...
 

SOMALILAND: Las Anod Remains Isolated as American Secret Agent Arrives

E-mail Print PDF

Mobile and internet communications remain suspended for the third day in the Somaliland town of Las Anod, after minister issued an emergency decree. All mobile and internet service providers were suspended on Friday night on orders from Somaliland’s Postal and Communication minister, Mr. Ali Sandule. The minister insisted communication providers must register all clients with proper Identification card and physical address to help beef up security.

Last Updated ( Monday, 01 February 2010 14:29 ) Read more...
 

Col. Maxamed Dhulqas oo Warbixin & talooyin Ka Soo Saaray Qaraxyada Laascaanood

E-mail Print PDF

Col. Maxamed Jaamac Dhulqas oo ka mid ah mas'uuliyiinta dhanka Siyaasada & Ciidamada ee Deegaanada Buuhoodle, mudana ka mid ahaa jaaliyadda debadda ku nool ka hor intii aanu dalkiisa dib ugu soo noqonin muddo haatan 2 sano laga joogo ayaa warbixin & talooyin ka soo saaray xaaladda qaraxyada ee xarunta Gobolka Sool magaalada Laascaanood, waxaana uu Kornaylka warbixintiisa u dhigay sidan:

Last Updated ( Saturday, 30 January 2010 17:33 ) Read more...
 

Alqaacida oo yemen u Loogtay Malaayiin Doollar ( Qalinkii Xuseen Kurdi)

E-mail Print PDF

Kulankii beesha caalamku ka lahayd arinta Yemen ee ay isugu yimaadeen in ka badan 20 wadan oo u soo diray wasiiradoodii arimaha debadda laguna martigeliyey England ayaa waxaa la xaqiijiyey inuu socday muddo labo saacadood ah keliya taasoo noqotay arin aad loola yaabo una muuqata inay xaajadu tahay labo arimood midkood.

  1. In Britian oo shirka martigelisay ay horeba u meel u dhigtay talaabooyinka lagama maarmaanka ah in laga qaado yemen, ayna la socodsiisay Washington, wadamada kale ee ka soo qayb galayna gaar ahaan Carabta aan looga baahnayn wax ay aqbalaan ama fulintooda arimahaasi ay tahay mid aan la weydiisanayn ee ay ku khasbanaan doonaan.
  2. In Xaaladda Yemen aanay ahayn sida in badani rumaysan tahayba.
Last Updated ( Friday, 29 January 2010 12:09 ) Read more...
 

Somaliland oo Si Diblumaasiyad Leh Ku Soo Afjartay Xiisadii Holhol

E-mail Print PDF

Xilli ay Somaliland dhanka Dimuqraadiyadda ka gaadhay meel aanay 22 wadan ee carbeed ka gaadhin oo ay si rasmi ah uga dhex muuqatay gobolka taasna ay ku kasbatay iyadoo muwaadinka Sl uu yahay ka gooya go'aanka doorashada ee ku aaddan cidda madaxweyne u noqonaysa, cidda u metelaysa golayaasha baarlamaanka @ weliba ciddii wakiil uga noqon lahayd golayaasha deegaanada dawladaha hoose ee degmadiisa ama tuuladiisa ayaa dhanka kale todobaadkan waxa ay Sl qaaday talaabo diblumaasiyadeed oo hadana gudaha ah oo ay ku xallisay xiisadii Holhol oo ay Isimoland ku doonayeen inay kaga dhawaaqaan go'aamo ka soo horjeeda Qaranimada SL.

Last Updated ( Wednesday, 27 January 2010 16:45 ) Read more...
 

21 arday oo ah Dufcadii 1aad ee jaamacada Nugaal University oo ka qalin jabisay

E-mail Print PDF

Waxaa maalintii shalay lagu qabtay hoolka wayn ee Hotel Xamdi xaflad balaadhan oo si wayn loo soo agaasimay taas oo ay kasoo qayb galeen odayaal,qurba joog udhalatay gobolka,dhalinyaro  iyo waliba masuuliyiinta Jaamacada Nugaal University,aqoonyahano iyo waliba masuuliyiintya maamulka Somaliland taas oo ahayd xaflad loo qabtay ardaydii ka qalin jabisay Jaamacada Nugaal University.

Last Updated ( Tuesday, 26 January 2010 19:57 ) Read more...
 
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »


Page 1 of 92

Yaa ku jira hada

We have 17 guests online

world news

financial timess