allhawd.com

Peace and Unity

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
allhawd.com

Keyse Cabdi Yuusuf oo Ka Baxay Gudiga SSC, Taliyahii Ciidamada oo La Casilay, Afhayeenkii oo Qurbaha Iskaga Noqday & Garaad Jaamac oo Khilaafka Ka Indho Qarsaday

E-mail Print PDF

Mudooyinkan dambe waxaa soo baxayey in uu taagan yahay khilaaf xagga Hogaanka siyaasadda & ka Ciidamada ee Gudida SSC u dhexeeyey taasoo ku saabsanaysd qaabka loo waajahayo marxaladda hadda taagan, waxaana uu khilaafkaasi keenay hadda inuu golahaasi iskaga baxao mid ka mid ah hogaamiyayaashii goobaha hawlgalada o lagu magacaabo Keyse Cabdi Yuusuf ahaana sarkaalkii kooxdaasi uga hawlgeli jiray Aagga Widhwidh, mana jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay hogaanka sare ee SSC, inkastoo uu Keyse arintaasi ku cadeeyey waraysi uu siiyey warbaahinta Qaarkeed, waxaana uu ku soo beegmay ka bixitaankiisu maalmo uun ka bacdi markii wareegto ka soo baxday Hogaanka SSC xilkii lagaga qaaday Madaxa Dhaqaalaha & hantidhowrka Maxamed Xasan Buraale, halka sidoo kalena ay saacado uun ka soo wareegeen markii xilkii laga xayuubiyey taliyahii u sareeyey Ciidamadaasi Col. Maxamed Mire isla markaana eedayn dhabarka loogu saaray inuu shaqadiisii Gudan waayey.

 

Last Updated on Thursday, 15 July 2010 10:40 Read more...
 

FIFA oo Ku Dhawaaqday In Koobkan 2010 uu yahay kii sadexaad ee Loogu daawsho badnaa weligeedba

E-mail Print PDF

Xidhiidhka kubadda cagta caalamiga ah ee FIFA ayaa ku dhawaaqay in taageerayaasha soo xaadiray garoomada ciyarahi ka socdeen ee K/Afrika ay guud ahaan dhamaayeen 3 Malyuun uu Ruux, ka hor ciyaartii Semifinal-ka ee xalay dhacday taasoo kaalinta sadexaad gelisay koobkan marka laga hadlayo koobabkii ugu badnaa ee la daawaday, iyadoo ay kaalimaha koobaad & labaadna kala galeen Koobkii 1994 ee USA & kii u dambeeyey ee Germany 2006. waxaana garoomada K/afrika ilaa hadda kaadhka goostay 2.997.000 ruux, xilli ay qabsoomeen 61 ciyaarood, qiyaastiina ka dhigaysa isku celcelis in ciyaar wealba ay daawadeen 49.134 ruux.

Last Updated on Thursday, 08 July 2010 12:22 Read more...
 

Spain oo mar kale Dhulka Dhigtay Germany

E-mail Print PDF

Xulka dalka Spain ayaa habeenkii xalay u gudbay ciyaarta kama dambaysta ah ee koobka adduunka 2010, taasoo ah halkii ugu saraysay ee uu ciyaaraha adduunka ka gaadho weligii sidoo kalena ay tahay markii ugu horaysay ee uu Finel-ka ciyaari doono, waxaana ciyaarta xalay ka qayb galay 18 ciyaaryahan oo labada dhinac ah oo ciyaaray ciyaartii Final-ka yurub ee ay labada kooxood iskaga hor yimaadeen sanadkii 2008, markaasoo ay Spain natiijadii xalay 1 & 0 oo kale kaga badisay Germanay.

Last Updated on Thursday, 08 July 2010 12:12 Read more...
 

Holland"\: Xulkii Ugu Horeeyey ee u Soo Baxa Koobka Adduunka 2010 oo Noqday Kii Ugu Horeeyey ee Final-ka Gaadha

E-mail Print PDF

Xulka dalka Holland ayaa noqday naadigii ugu horeeyey ee gaadha ciyaart kama dambaysta ah ee koobka adduunka 2010 ka dib markii ay xalay ciyaar adag si dirqi ah uga badiyeen Xulka hadhi waayey ee Uruguay natiijo khatar gelisay reer Holland 3 & 2, waxaan mar kale wacdaro sameeyey iyaaryahanada kala ah Arjen Robben & Wisley Snadier oo labada gool ee dambe u dhaliyey xulkaasi halka uu ciyaaryahanka 40 jirka ah ee Vanbroakost uu isna goolkii u horeeyey kaga nixiyey kooxda Uruguay, waxaana uu naadiga Orange sugayaa ciyaarta kulan madaxeedka Europe loogu yeedhay ee ay isku haleeli doonaan Kooxaha Germany & Spain, waana markii ugu horaysay ee ay Holland timaado ciyaarta kama dambaysta ah tan & sanadkii 1978.

 

 

 

Last Updated on Wednesday, 07 July 2010 13:16 Read more...
 

Agaasimaha warbaahinta SSB oo Ugu Baaqay Ururka NSUM Inay Waayo Aragnimadooda Siyaasadeed Ugu Gurmadaan Bulshadooda

E-mail Print PDF

Xilli ay qaybo ka mid ah deegaanada SSB ay ka taagan tahay xaalad Fowdo & qalayaan ahi, gaar ahaan Buuhoodle & nawaaxigiisa oo ay hareereeyeen dhinacyo siyaasadeed oo iska soo horjeeda, ayna dadkii ku noolaa la tabaalaysan yahiin dhibaatooyin dhinacyada ammaanka & arimaha Bulshada ah sida hay'adahii cadaaladda oo meesha ka maqan, caafmaadka & fayodhowrka oo isna aan abuurnayn & ammaan la'aan keenta in bil walba ay nolosha ka faaruqaan dad gaadhaya Sodomeeyo oo u badan qaar si macno darro ah loo dilay & haween isku dhinta xiliga ay foolanayaan, ayna u sii dheer tahay kaadhka Terror-ka  ayaa dhanka kale agaasimaha Warbaahinta SSB Xuseen Aadan Yuusuf ( Kurdi) waxa uu ugu baaqay ururka NSUM inay khibradooda siyaasadeed ugu gargaaraan walaalahooda ayna qaataan go'aan siyaasadeed oo taariikhi noqon kara.

Last Updated on Monday, 05 July 2010 11:56 Read more...
 

Wadamada Reer Europe oo Waddo Cawarta Ku Riday Laatiinkii & Villa oo Hogaaminaya Gool Dhalinta

E-mail Print PDF

Wadamadii isugu soo hadhay wareegii 8 kooxood ee koobkan adduunka 2010 ayaa waxa ay ahaayeen 4 wadan oo ja yimid dhankaa & Laatiin Ameerika, halka ay 3 kooxoodna ka timid dhanka Europe kooxda kalena ay afrikaan ahayd, waxaana wada ciyaaray 3 kooxood oo Laatiin ah & 3 Reer Europe ah taasoo ay wada badiyeen kooxahii reer Europe oo aan markii gore taariikh ahaan wax weyn ka heli jirin koobabka lagu martigeliyo meelo ka baxsan qaaradooda, waxaana ay taasi keentay in wadamadii Laatiinku ay noqdaan oo keliya kuwo ciyaartoydaay la yimaadeen ay anfaci karaan oo keliya Kooxaha Reer Europe.

 

 

Last Updated on Sunday, 04 July 2010 11:57 Read more...
 


Page 4 of 107

news