— Electoral posters line the streets of Somaliland as the self-declared republic prepares to hold its second presidential election on Saturday, an exercise in governance not seen for decades in the country's anarchic south. Three men are vying to become president of the unrecognized region, a haven of relative peace in northwest Somalia.
The candidates agreed to hold campaign rallies on different days in order to avoid bouts of violence between supporters. More than 1.6 million people have registered to vote at more than 1,000 polling sites. Three presidential candidates are incumbent Dahir Riyale Kahin, Ahmed Mohamud Silanyo and Feysal Ali Warabe. Kahin, leader of the Democratic United National party, or Udub, was elected president in 2003 with 42.08 percent of ballots cast in an election won by 80 votes.






Waxa saaka lixdii subaxnimo si rasmi ah guud ahaan dalka oo dhan uga bilaabmatay codbixintii doorashada madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland, dhamaan goobahii loo qoondeeyay ila hada inta aanu oganahay waxa si habsami ah uga socda codbixintii.
Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ciise Yuusuf (Xamari), ayaa soo saaray wareegto uu xayiraad ku saarayo dhaqdhaqaaqa isu-socodka gaadiidka dawlada, xisbiyada, hay’adaha iyo kuwa dawladda marka la gaadho maalinta loo dareerayo doorashada ee 26 June.
Agaasimaha Warbaahinta SSB Xuseen Aadan Yuusuf ( Kurdi) ayaa dhaliil dusha kaga tuuray hawlwadeeno dhanka ammaanka ah oo ka tirsan maamulka PL oo Xadhig u gaystay weriyayaal ka soo jeeda Deegaanada SSB Cabdiraxmaan Cumar cabdi Haaruun & Cabdiqani Makhtal safarna ku marayey meelo ka mid ah Real Puntland, waxaana uu agaasimahu sheegay inuu aaminsan yahay in xadhiga weriyayaashaasi ay lug ku yeelan karaan shaqsiyaad sheeganaya inay qayb ka yahiin saxaafadda isla markaana ku sugan deegaano kala duwan, isagoo sidoo kale dalbaday in si shuruud la'aan ah ay maamulka PL xoriyadooda u siiyaan weriyayaashaasi, kana waantoobaan ficilada dhiilada ah ee ay ku hayaan suxufiyiinta & saxaafadda Lafteedaba.
Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta soo saaray liiska rasmiga ah ee codbixiyeyaasha doorashada Madaxtooyada ee dalka ka qabsoomaysa 26-ka bishan June.