allhawd.com

Peace and Unity

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
allhawd.com

Doorashadda Somaliland Iyo 26 ka June qaabka loo codaynjayo

E-mail Print PDF

 

Iyadoo guud ahaan Somaliland laga sugayo in 26 June ay ka dhacdo doorashada madaxweynanimo ee ay ku tartamayaan Sadexda Xisbi ayaa Xarnta warbaahinta Buuhoodle ( Buhodle Media Center) waxa ay ka qayb qaadanaysaa barnaamij balaadhan oo ay Gudida Doorashooyinku u qorsheeyeen in lagu wacyigeliyo dadweynaha Somaliland, taasoo u qaybsanta majaajilooyin & tusaalooyin suugaaneed oo dadweynaha lagu fahamsiinayo sida ay u codayn karaan. Halkan Ka dhegayso

Last Updated on Saturday, 19 June 2010 21:47
 

Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland “Saleeban Xagla toosiye ayaa Carqaladeeyey Kulan Ka dhacay Gobolka Cayn

E-mail Print PDF

June 18, 2010

Max’ed Faarax Aadan ayaa sheegay in hogaanka beelaha SSC Saleebaan Ciise Max’ed (Xagla toosiye) uu fashiliyey shir ay degmada Buuhoodle ay ku yeesheen waxgaradka, Isimada, Aqoonyahano, hogaanka SSC iyo xubno kale oo ka mid ah dawdweynaha ku dhaqan degmada Buuhoodle, kaasi oo loga hadlayey amaanka gobolka Cayn.

Maqal Waraysiga Wasiirka

Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland ayaa intaasi ku daray in kulankooda oo soconayey mudo kooban diirada lagu saaray amaanka gobolka,ka hortaga doorashooyinka Somaliland,in hubka laga saaro gacanta shacabka ku dhaqan gobolka iyo arimo kale oo salka kuhaya amaanka guud ee gobolka Cayn.

Waxaa ka soo qaybgashay kulanka xubno ay ka mid ahaayeen Wasiirka Kallumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Puntland Max’ed Faarax Aadan,Garaad Cabdullaahi Garaar Soofe,Caaqil Xasan Xaaji Haaruun,Max’uud Xaaji Cumar Camey,taliyaha qaybta Ciidanka Booliska gobolka Cayn Max’uud Max’ed iyo mas’uuliyiin kale.

Last Updated on Saturday, 19 June 2010 07:50 Read more...
 

Gabay:Haadaan ninkii qoday marbay dib u haleeshaaaye

E-mail Print PDF

Gabaygan waxaa titiyey abwaan Maxamuud Maxamed Farxaan,wuxuuna kaga hadlayaa muhiimada nabada iyo dhibaatada colaada,waxaana qofka muslimka ah waajib ku ah in uu ka qayb qaato nabada iyo wanaaga,kana fogaado colaada iyo halaaga,iyo xumaanta.

Read more...
 

kaynaan iyo koobka aduunka

E-mail Print PDF

Halkan ka daawo fanaanka wayn ee  keynaan heestiisa furitaanka koobka aduunka ee koonfur afrika

waving flag

 

 

Last Updated on Saturday, 12 June 2010 08:00 Read more...
 

ERGAY CUSUB OO LOO MAGACAABAEY SOMALIA

E-mail Print PDF

 

Xoghayaha guud ee qaramada middobay oo badeley Ahmedou ould Abdulaa

Kuna bedelay nin cusub oo la yiraahdo Augustine Mahiga una dhashay dalka Tanzania

Ninkan cusub ayaa ah nin muddo badan ushaqaynayey qaramada middobey jagooyin

Kala duwana ka soo qabtey.

Last Updated on Thursday, 10 June 2010 08:50 Read more...
 

Malayshiyo reer Puntland ah oo toogtay sarkaal ka soo jeeda gobolka Sool,marxuun Cali Aadan Dhabarey

E-mail Print PDF

Waxaa malayshiyo hubaysani ay ku toogteen tuulada Tuulo-buuryaqab ee gobolka Mudug sarkaal ka soo jeeda gobolka Sool oo ka tirsanaa ciidamda Puntland,kaasoo magaciisa la yidhaahdo ala ha u naxariistee Marxuun Col Cali Aadan Dhabarey,isaga oo markaa safar ahaa oo deegaankaas ku sugnaa,waxaana xiliga la dilayey safarkiisa ku weheliyey ciidamo kale oo Puntland ah,ilaa iyo hadana lama qaban dadkii falkaas geystey,iyada oo uu ahaa dil la soo abaabulay.

Last Updated on Tuesday, 08 June 2010 19:22 Read more...
 


Page 7 of 107

news