allhawd.com

Peace and Unity

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
allhawd.com

Mr. Riyaale’s acts of desperation to stay in power at any cost

E-mail Print PDF
Unlawful arrests of Mr. Ahmed Abdi Nuur and Abdirashid H. Duale, well-known and respected clan elder and senior politician respectively, on January 9, 2009 in Hargaisa outraged Somaliland communities in the UK. It also exposed inhumane practices of intimidation and abuse subjected to respected and law abiding dignitaries and traditional clan leaders who laid the foundations for the peace and stability in Somaliland.  When arrested on January 9, the two dignitaries were held in a
Last Updated on Monday, 26 January 2009 03:45 Read more...
 

Kulan Baarlamaanka Somalia Uga Furmay Jabuuti oo Buuq Ka dhashay

E-mail Print PDF

Waxaa maanta fadhi ku yeeshay magaalada Jabuuti mudanayaasha baarlamaanka Somaliya, intooda ku sugan Jabuuti. Fadhigii golaha ayaa la sheegay in ay ka soo qayb galeen xubo aan ka tirsanayn golaha, sida Sh. Shariif, Shariif Xasan iyo xubno kale oo ka tirsan Isbahaysiga, taas oo dhalisay buuq iyo sawaxan, iyada oo markii dabme la isku af-gartay in mudanayaasha baarlamaanka oo keliya ay fariisan karaan fadhiga golaha.

 

Last Updated on Sunday, 25 January 2009 22:54 Read more...
 

Alqacida oo Hogaamiyayaal u Kala Magacowday Somalia, Yemen & Ciraaq & Somaliland oo Qabatay Gantaalo Lagu Weerari lahaa Hargaysa Air-port

E-mail Print PDF

Ururka Al-Qaacida ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu wakiilo cusub ugu kala magacaabay dalalka Soomaaliya, Yeman iyo Ciraaq, waxaana qoraalkaasi ku saxiixnaa Hoggaamiyaha Al-Qaacida Sheekh Osaama Bin Laden, dhanka kalena Ciidanka  Somaliland ayaa gacanta ku dhigay 10 Gantaalada Garabka laga tuuro ee lidka Diyaaradaha, gantaalada la qabtay oo nuucoodu yahay kuwa halmarka la isticmaalo waxaa la xaqiijiyay in lagu weerari rabay diyaaradda Ethiopia Air ee Madaarka Hargeisa ka dhoofto iyo bartilmaameedyo kale

Last Updated on Saturday, 24 January 2009 15:15 Read more...
 

Geeraar Ku saabsan Macallinka Waxaa curiyey Abwaan Maxamuud Cumar Cigaal ( Takar)

E-mail Print PDF

Indhoweyd da,da maansiyo,

Dood Abwaan kajawaabiyo

Duruus aan aan arday siiyiyo

Durdurkii naxwahayga

Dookhu ii qaban waayoo

Dibnahaan isku haystee

Bal aan maata daleeyoo

Dalka hawlaha yaala

Last Updated on Friday, 23 January 2009 22:37 Read more...
 

Cabdirashiid Ducaale Qambi & Axmed gadhle oo La Sii daayey

E-mail Print PDF

Ka dib kulan shalay magaalada hargaysa ku dhexmaray safiirka Ingiriiska u fadhiya magaalada Addis-ababa & sadexda Xisbi siyaasadeed ee Somaliland, lagagana hadlay isu soo dhowaanshaha laga dhex waday xisbiyadaasi ayaa waxaa maanta la sii daayey Ex wasiir cabdirashiid Ducaale Qambi & Oday Axmed gadhle , waxaana odayaashan oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye hore loogu eedeeyey inay ku lug lahaayeen shaqaaqadii Buuhoodle lagaga celiyey Diiwaangelintii Somaliland, eedayntaas oo hadda lagu waayey.

 

 

Last Updated on Thursday, 22 January 2009 22:42 Read more...
 

Somalis cheer the change in US leadership

E-mail Print PDF
Somalis Cheer the Change in US Leadership


21 January 2009
 

Embracing Barack Obama as a fellow African, many residents of Somalia's war-weary capital Mogadishu say they expect the new U.S. president to act more positively toward Somalia than his predecessor, George W. Bush. 
Mogadishu resident Mowlid Abdi Abdullah says he has never been interested in watching the inauguration ceremony of a U.S. president before.  But he says Tuesday's inauguration of Barack Obama as the first black man to be sworn into the office was an event he could not miss.  
Abdullah says Barack Obama is a son of Africa and as Africans, Somalis support the new president wholeheartedly.  He says there is great hope among Somalis that Mr. Obama will make changes that can help bring peace to the long-suffering country.
President Obama inherits in Somalia what is arguably one of the most complex and difficult crises in the world today.  
In late 2006, focused on countering the rise of a terrorist movement in the Horn of Africa, the Bush administration actively supported an Ethiopian-led military campaign to oust Islamists from power and to install a secular-but-weak government in Mogadishu.  

Last Updated on Thursday, 22 January 2009 23:28 Read more...
 


Page 92 of 107

news