Saraakiisha Ciidanka Qaranka ee Gobolka Buuhoodle ayaa tacsi u diraysa qoyskii, Eheladii & Qaraabadii Halyey Suxufi Macalin Faarax oo Xalay Ku geeriyooday Magaalada Laascaanood Waxana ay ilaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabiyo, eheladiisana samir & iimaan ka siiyo. Aaamiin





