allhawd.com

Peace and Unity

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Iran oo badda Gelisay Markabkii Ugu Horeeyey ee Gantaalaha Rida ee Ay Samayso

E-mail Print PDF

dawladda Islaamiga ah ee Iran ayaa maanta oo Jimce ahwaxa ay badda gelisay markabkii ugu horeeyey ee dagaal ee wax baabi'in kara kaasoo qalabkiisa intiisa badani uu yahay agab ay ameerikaanku sameeyeen oo wadankaasi yaallay tan & waxii ka horeeyey dhalashadii kacaanka Islaamiga ah, waxaana xaflad arintaasi loo qabtay soo xaadiray Aayatullaahi Cali Khumayni.

Television-ka & Idaacadda wadankaasi ayaa sheegay in Markabkaasi dagaal oo gudaha Iran lagu sameeyey uu u dhaqaaqay dhanka Koonfurta gacanka faaris, uuna ku biiri doono raxanta gaadiiddka dagaalka ee Iran ee Biyahaasi Hoganaya.

Dhererka markabkan ayaa la sheegay inuu dhan yahay 94 M halka culayskeeduna uu ka weyn yahay 1500 Ton.

Allhawd.com

Last Updated on Friday, 19 February 2010 18:49  

news